Home » Congratulations
You are browsing entries filed in “Congratulations”

Number of View: 69 Abdisalan mahamed ahmed abdifatah cilmi yusuf maydhane xasan maydhane nuur ahmed hodan cilmi yusuf maxamud muxumed nuur mahad abdirahman mahamed khadar xasan mahamed Alaale abdilaahi alaale Mustafe adan maxamuud abdicasiis cige rayale abdirisaq abdilaahi askar radwan ahmed muhumed cumar jamac cilmi mahamed jibril cilmi siciid daaud cilmi geedi cismaan nuur ayan [...]
11:37 am | Posted in Congratulations,Have your Say,featured | Read More »

Number of View: 55dhammaan ardayda gobolada awdal/salal/ iyo gabilay ee wax ka barata dalka yemen waxay hambalyo udirayaan muna abdi ibraahin (ina cabdi buushe) iyo ahmed nuur hussein (guraynuur) oo arooskoodu maanta ka dhacay hotel hadhwanaag ee magaalada hargaysa waxayna leeyihiin noqda kuwii isku khayra ee ubad khayr qaba kala hela.
10:02 am | Posted in Congratulations,Have your Say,featured | Read More »

Number of View: 73Bahweynta Camuudnews Network iyo Boonnews online waxay Hambalyo iyo Bogaadin Hawada u Marinayaan Boqorka Mudane Cabdilahi Xaaji Siciid Xaaji Maxamuud Iyo Boqorada Marwo Safiya Suldaan Yuusuf Ahmed Cadan oo Meherkooda Ka dhacay maanta Magaalada Boorama gaar ahaan hutelka weyn ee Rays Hotel.Waxana Leenahay Ilaahay Ha Idinka Yeelo Kuwii isku Reeya Ee Reerkooda Lagu Nastee [...]
Podcast: Download (25.7MB)
6:42 pm | Posted in Congratulations,Latest Stories & News,featured | Read More »

Number of View: 86 HANBALYO DHALASHO DHALASHO FARXADLEH, WAXANU HAWADA U MARINAYNAA QORAAGA IYO SAXAFIGA CAANKA AH EE SAMAROON ROOBLE XASAN IYO XASKIISA RAXMA CABDI CABDILAAHI OO WIIL UGU DHASHAY WADANKA UK EE CARIGA INGIRIISKA GARHAAN MAGALADA LONDON, WIILKAAS OO LOO BIXIYAY RIDWAAN SAMAROON ROOBLE HADABA DADKAN HOOS KU XUSAN WAXAY HAWADA U MARINAYAAN QORAAGA [...]
9:11 pm | Posted in Congratulations,Latest Stories & News,featured | Read More »

Number of View: 140Anagoo ah dadka hoos ku xusan.Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayna : Boqor Hussein Abdi Aadan Nageeye (Xagayo) Iyo Boqorad Nimco Husein Cilmi Oo uu meherkoodu ka dhacay maalintii shalay magaalada madaxda Golbolka awdal ee Borama ,gaar ahaan Hotel Rays. Waxaan leenahay noqda reerkii lagu nastee lagu nagaado. Ee kala [...]
2:15 pm | Posted in Congratulations | Read More »

Number of View: 166 Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku xusan tahay kana mid ah waxgaradka bulshada Tolka Samaroon ee ku nool dalka Imaaraadka Carabta waxan taageero buuxda siinayaan go’aamadii shirkii Tolka ee lagu qabtay magaalada Minneapolis, Minnesota, bisha Abriil 1-3, 2010. Waxan soo dhawaynaynaa go’aamada shirka ka soo baxay ee ku baaqay nabadda [...]
3:44 pm | Posted in Congratulations,Latest Stories & News | Read More »

Number of View: 202Shabakada wararka ee somalilandeye oo maanta khadka telephoneka kula xidhiidhay Roda Ahmed Misaan ayaa noo xaqiijisay in gabi ahaan waxba ka jirin warar ay qoreen qaar ka tirsan shabakadaha reer awdal. waxa kale oo inta ay ku dartay in shirku udhacay si fiican oon abid loo qabanin shir soomaaliyeed, ayna kawada mabsuudeen [...]
12:12 am | Posted in Congratulations,Latest Stories & News | Read More »

Number of View: 272 Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti oo la sheegay inay si weyn ugu mashquulsan tahay qorsheyaal dhul-ballaadhsi oo ku doonayso in ay kula wareegto qaybo ka mid ah badda Somaliland, gaar ahaan xeebaha degaanka Saylac, ayaa la xaqiijiyey inay dhowaan qoraal arrintaas ku saabsan oo ay ku sheeganayso xeebaha galbeed ee Somaliland si qarsoodi [...]
7:07 pm | Posted in Congratulations,Latest Stories & News | Read More »

Number of View: 111ADO HOLLAND ( Awdal Development Org ) waa urur samofaleed oo ka hawlgala Gobolka Awdal iyo Salal Xaruntiisuna tahay Magaalaada Amsterdam. Ururka ADO HOLLAND wuxuu horey uga qayb qaatay dhowr mashaariic oo laga fuliyay Gobollada Awdal iyo Salal, mashaariicdaas oo u badnaa dhismayaal ka koobnaa dugsiyo ,xarumo caafimaad iwm. Iyadoo intaasna barbar [...]
12:09 am | Posted in Condolence,Congratulations,Latest Stories & News | Read More »

Number of View: 126Boon(BNO)darbiyada abase waa meel u dhow tuulada Boon oo xaga koonfureed ka soo xigta ilaa qiyaastii 20km waa meel la yaab leh oo ay ka dhisnaan jirtay magaalo waa hore duntay oo laga yaabo in inta hada laga maqan yahay ay ka soo wareegtay dhawr qarni shalay mar aan halkaa booqasho ku [...]
11:36 pm | Posted in Condolence,Congratulations,Latest Stories & News | Read More »