Home » Have your Say
You are browsing entries filed in “Have your Say”

Number of View: 61 Waxaan salaamayaa dhamaan umada muslinka gaar ahaan umuda soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaanan leeyahay RAMADAAN KARIIM. Guud ahaan Somaliland waxaa ka dhacay Codbixin lagu dooranayo Madaxweyne iyo kuxigeenkiisa kaas oo ay tartameen xisbiyo horay u tartamay ee UDUB, KULMIYE,UCID waxaana ku guulaystay Xisbiga kulmiye. Waxaana la doortay Madaxweyne Ahxmed [...]
1:42 pm | Posted in Have your Say,Uncategorized,featured | Read More »

Number of View: 111 inagoonan reeraynin amase aan ula kicin is riix riixii dhexdeena yaalay ee aan macno farabadan lahayn hadii aaynu VOX saaro saylaci mayahay nin inaba samayn kuyeelan kara istaratiijiyada siiranyo iyo inta uu hogaamiyaayi aay kaleeyihiin gobolka xeebta ah ee salal ?jawaabtu waa mid utaala akhristayaasha aay khusayso arintani balse hadii aan [...]
12:14 pm | Posted in Have your Say,featured | Read More »

Number of View: 163 waxaa wax lalayaabo ah waxa iidoor oo dhan ka qaylisiiyay eray afka prof abdi ismaciil samatar kasoo baxay mida kale qabiildhan oo caytamaya shaqsina isu raaca lama arag iidoorta kahor mida kale miyaanay ogayn snm inay tahay tii aay iyaguba karheen ee nafta ukeentay dumarka canoo diiqda ah iyo hablaha yar [...]
2:58 pm | Posted in Have your Say,featured | Read More »

Number of View: 68 Abdisalan mahamed ahmed abdifatah cilmi yusuf maydhane xasan maydhane nuur ahmed hodan cilmi yusuf maxamud muxumed nuur mahad abdirahman mahamed khadar xasan mahamed Alaale abdilaahi alaale Mustafe adan maxamuud abdicasiis cige rayale abdirisaq abdilaahi askar radwan ahmed muhumed cumar jamac cilmi mahamed jibril cilmi siciid daaud cilmi geedi cismaan nuur ayan [...]
11:37 am | Posted in Congratulations,Have your Say,featured | Read More »

Number of View: 55dhammaan ardayda gobolada awdal/salal/ iyo gabilay ee wax ka barata dalka yemen waxay hambalyo udirayaan muna abdi ibraahin (ina cabdi buushe) iyo ahmed nuur hussein (guraynuur) oo arooskoodu maanta ka dhacay hotel hadhwanaag ee magaalada hargaysa waxayna leeyihiin noqda kuwii isku khayra ee ubad khayr qaba kala hela.
10:02 am | Posted in Congratulations,Have your Say,featured | Read More »

Number of View: 69Badhtamihii sanadihii 1991 ilaa iyo dhamaadkii 1995 waxa maamulka xeebaha iyo dekadaha Saylac iyo Lughaya gacanta ku hayay jabhadii la odhan jirey SNM kuwaas oo meesha ku sugayaay ilaa inta laga qaramaynayo iyadoo dhan kalena, ay is barbar socdeen dagaalo beeleedyo iyo qabanqaabada shirweynihii beelaha somaliland ee lagu qaban jirey magaalo madaxda [...]
9:57 am | Posted in Have your Say,featured | Read More »

Number of View: 78 waxaynu wada ognahay qaabka uu siiranyo uqaybiyay xilalka wasiirada inaayna macnayn wayn u baahnayn aanu wax badan qudbadihiisa kusheegay in somaliland 100/95 aay haquleedahay beesha dhexe waxaajirtay oo kale inuu waxbadan qudbadihiisii uu jeediyay markuu macaaradka ahaa uu kuqeexay in xilka aay reer awdal kahayaan somaliland ee madaxwayne nimo aay tahay [...]
1:20 pm | Posted in Have your Say,featured | Read More »

Number of View: 41 Sida aan la wada socono xisbiga kulmiye waxa uu ku guulaystay dorashadii dalka ka dhacday, xisbigan oo ah xisbiga kaliye ee loolan ka daran ku yahay xisbigii dalka ka ariminayey sideedii sano ee laga soo gudbay. Xisbiga kulmiye waxa uu ku soo qaatay mudadii uu jirayba mucaaridnimo isaga oo u [...]
1:17 pm | Posted in Have your Say,featured | Read More »

Number of View: 96 Tan iyo markii gooni isutaaga Somaliland lagu dhawaaqaydad ka reer Awdal waxa ay hormood ka ahaayeen nabadayntii,hubka dhigistii iyo isku soo dhawayntii beelaha wada daga Somaliland. Sidoo kale waxa ay udub dhexeed u ahaayeen shirarkii dub u heshiineed ee ka dhacay Burco,Borama iyo Hargeysa.Dadka reer Awdal waxa ay ahaayeen dadkii [...]
9:58 am | Posted in Have your Say,featured | Read More »

Number of View: 54 Guud ahaan Jamhuuriyada somaliland waxaa sadexdii bilood ee u danbayey ka socday Olole iyo Doorashooyin loogu tartamayo Aqalka madaxtooyada Somaliland. Doorashadan ayaa waxaa ku tartamayey sadexda xisbi qaran ee UDUB, KULMIYE, iyo UCID sadexdan xisbi ayaa mid waliba wax uu dadwaynaha u soo bandhigayey Qorshayashiisa maamul iyo sida uu [...]
9:54 am | Posted in Have your Say,featured | Read More »