Number of View: 19 Borama(Boonnews) Jaalyada Dumarka ee reerAwdal ee kudhaqan cariga Austrelia Ee magaalada Nelbunrg ayaa waxa ay ugu deeqeen caruur ka badan 50 iskugu jira Agoomo iyo danayar , usoo diray dharkii ciida waxana ay usoomariyeen Sheekh Baladka Magaalada Sh.A/laahi Sh. Ali Jawhar iyada oo ay lacagta ay soo direen cadadkeedu dhanayd 1240 [...]
7:39 am | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »
![Cali Sawir[1] Cali Sawir[1]](http://www.boonnews.net/wp-content/uploads/2010/09/Cali-Sawir1-90x65.jpg)
Number of View: 29Dhageyso Waraysi aanu la Yeelanay Wariye Cali Ismaciil Aare Maxaase uu Ka Yidhi Dacwada Caafi u Haysto + Video hoos ka daawo Boonnews Borama Office
Podcast: Download (34.0MB)
7:17 am | Posted in Latest Stories & News,featured,video | Read More »
![Cali Sawir[1] Cali Sawir[1]](http://www.boonnews.net/wp-content/uploads/2010/09/Cali-Sawir1-90x65.jpg)
Number of View: 33 Borama(Boonnews)Isuduwaha wasaarada warfaafinta gobolka awdal ayaa waxba kamajraan ku tilmaamay wakaalada wararka qaranka ee SOLNA kadib markii uu dacwad baladhan u gudbiyay saldhiga dhexe ee magaalada Boorama halkaasi oo ay xafiiltan baladhani ku dhexmaray labada wariye ee ka kala hawlgala wakaadalada qaranka ee Somaliland Tv iyo wakaalada qaranka ee SOLNA kalana [...]
2:43 pm | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »

Number of View: 21Halkan Ka Daawo Cabdi Suldaan Kaadiye (Khasnajiga Xisbiga UDUB ee G/Awdal), oo Ka Hadlaya Xadhiga Sharciga Baalmarsan ee Lagula Kacay Qaar Ka Mid ah Masuuliinta Xisbiga.
9:27 am | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »

Number of View: 39Boon(Boonnews)Gudoomihaya degmada boon ee gobolka selel raage aw cismaan wabari oo oo saaka noogu waramay xarunta gobolka awdal dhul boob baahsan oo ka jira degmada boon kuwaasi oo ay ku kacayaan dad iyagu dano gaar ah leh kuwaas oo ka faaidaystay xiligii kla guurka ee aynu ka soo gudubnay isla markaana si [...]
10:29 am | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »

Number of View: 57Lughaya(Boonnews) Roobab xoogan oo ka da’ay maalmihii u danbeeyay deegaanada ay ka tirsantahay degmada lughaya ,kuwaas oo gaystay khasaare ba’an oo maal leh iyo guryaba leh , dadka ku wax yeeloobay roobabkaasi oo looga gurmaday magaalada boorama ayaa waxaa ka mid ahaa masuuliyiintii gaadhay halkaasi Badhe saabka Gobolka Awdal ,Taliyaha Qaybta , [...]
2:50 pm | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »

Number of View: 90Borama(Boonnews) Hawl gal ay fuliyeen ciidan Booliska ee degmada Borama ayaa waxaa saaka abaaro 8:00 subaxnimo ka kaxeeyeen Guryahooda labo masuul oo ka tirsan xildhibaanada dawlada ku meel gaadhka ah ee Somalia , kuwaas oo kala ah Xildhibaan Cabdoo Shoodhe iyo Xil Wehel oo ilaa in mudo ah ku sugnaa magaalada Borama [...]
2:12 pm | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »

Number of View: 85 Wariye:- Omer Albashiir Borama Boonnews
4:26 pm | Posted in Adal & World Sports,Latest Stories & News,featured | Read More »

Number of View: 177Shirweyne aad loo agaasimay oo ay isku yimaadeen beelaha samaroon maalintii sabtidii ee bishan ogost 2010 magaalada DEN HAAG ee carligan holland ayaa beeshu ku lafo gurtey qodobo dhawr ah .Qodobadas oo aad u badnaa aadna muhiim u aha ayaa markii dambe beeshu isku raacday taageerada shirarkii TOLKA ee CANADA IYO shirkii [...]
5:49 pm | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »

Number of View: 85 Wariye:- Omer Albashiir Boonnews Borama
4:47 pm | Posted in Adal & World Sports,Latest Stories & News,featured | Read More »