Home » Adal & World Sports You are browsing entries filed in “Adal & World Sports”

kooxda Carwo-koshin Oo Cagta Marisay Kooxda Girma Sports Centre 4:1

100_6187

Number of View: 85 Wariye:- Omer Albashiir Borama Boonnews

4:26 pm | Posted in Adal & World Sports,Latest Stories & News,featured | Read More »

Kooxda Borama Hospital oo Daba ka dhacday Kooxda TELESOM 3:2

100_6160

Number of View: 85 Wariye:- Omer Albashiir Boonnews Borama

4:47 pm | Posted in Adal & World Sports,Latest Stories & News,featured | Read More »

Ciyaar Xiiso Badan Oo Galabta Ka Dhacday Garoonka Stationka Borama

100_6149

Number of View: 103Borama(Boonnews) Galabta abaaro 4:45 saacada geeska afrika markayahayd ayaa waxa ay ciyaar xiiso badani ka bilaamantay garoonka kubada cagta ee ku yaala stationka borama dhiniciisa taasi oo u dhaxaysay labo kooxood oo u kala ciyaaraayay Cabdi Region Company iyo Blue Sky Photo Digital , ciyaartan oo ku bilamantay si qurux badan ,ayaa [...]

4:51 pm | Posted in Adal & World Sports,Latest Stories & News,featured | Read More »

Baaq Gudoomiyaha Isboortiga dhalinyarta Boon ee Boorama u Dirayo Qurbo Jooga Reer Boon

axmed wali

Number of View: 107 aniga oo ah gudoomiyaha dhalinyarada ama sports ka waxaan halkan baaq uga jeedinayaa dhamaan dadka reer boon ee qurba jooga ama xii seeya ciyaaraha kubada ama orodka in ay ka qaybqaataan aktifitiska ciyaaraha oo ay garab nagu siiyaan ana oo ciyaartii orodka goblka awdal ee ka dhacday boorame 09/08/2010 aan soo [...]

11:35 am | Posted in Adal & World Sports,Boon Videos & Galleries,Development,Latest Stories & News,featured | Read More »

Shirka CARDIF ee FIFA iyo IFAB oo lagu soo qaadi doono Xaaladihii ugu dambeeyay ee KA2010 iyo Muranka Kamaradaha

index

Number of View: 98 Hay’adaha Fifa iyo IFAB ayaa isugu imanaya shir soconaya labo malmood oo lagu qabanayo magaalada Cardiff bishan lulyo 21-22da ee 2010, kulanklan oo looga wada hadlayo sidii loo saxi khaladaadkii KA 2010 iyo kamaradaha galaaftay labadii garsoore ee adduunka ugu fiicnaa Garsoore Jorge Larrionda (Uruguay) iyo Roberto Rosi ( italy) iyo [...]

11:46 pm | Posted in Adal & World Sports,featured | Read More »

Soo dhowayntii Qaranka Holland: Annaga NO:1 ayaad noo tihiin

Soccer - UEFA European Championship 2008 Qualifying - Group G - Holland v Slovenia - Philips Stadion

Number of View: 92Shalay markay tariikhdu ahayd 13luulyo,2010 waxa ka soo degay Gegeda diyaaradaha ee Schiphol Amsterdam Airport Ciyaartoygii xulka qaranka ee Holland., Waxaa soo dhaweeyay madaxsarsare iyo dadwenye tiro badan, diyaaradii waday ciyaartoyga iyo biladahooga markii ay soo gudubtay xuduuda Holland, waxa ka hortagay ciidanka cirka oo watay diyarahada qumaatiga u kaca iyo labo [...]

12:27 am | Posted in Adal & World Sports,featured | Read More »

Dibigii Spain oo geeska daray Liintii Europe iyo saamaynta ay ku yeelatay Dadka Magangalyo doonka ah iyo Mujtamaca guud ee ku nool HOLLAND

fatbal

Number of View: 76Dibigii Spain oo geeska daray Liintii Europe iyo saamaynta ay ku yeelatay Dadka Magangalyo doonka ah iyo Mujtamaca guud ee ku nool HOLLAND Ciyaarta kama dambysta ah ee K aduunka ayaa saamaysay dhamaan warbaahinta caalamka sidaa darteed idinkoo shaahid u ahaa ciyartaas halkan kuma soo koobi karno faalooyinkii laga qoray   Shalay [...]

10:15 pm | Posted in Adal & World Sports,featured | Read More »

Abaalgudka FIFA ay siinayso Horyaalka KA2010 iyo Mushaarada Ciyartooyga Qaranka Holland

football

Number of View: 69 FIFA waxa ay bixinaysaa Abaalmarino kala duwan oo la siinayo dhamaan kuwii ka qayb qaatay koobka Adduunka abaalmarintaas oo isugu jirta Lacago , Gunooyin iwm, bal hadaba aan fiirino lacagaha la siinayo kooxaha guulaysta. Abaalmarinta FIFA : Kaalinta Koowaad ku guulaysata KA2010 waxaa la siinayaa €30,000,000 iyo € 600,000 oo Gunno [...]

10:11 pm | Posted in Adal & World Sports,featured | Read More »

Halkan ka Daawo Sawiro badan oo ku Saabsan Magaalada Boon iyo Ciyaartowda Magaalada

boon

Number of View: 171

6:07 pm | Posted in Adal & World Sports,Have your Say,featured | Read More »

Koobkii Kubada Cagta ee Xagaaga oo Ka Bilowdey Magaalada Boon + Sawiro

100_4555

Number of View: 267Magaalada Boon Waxa ka Bilowdey Koobki Kubada Cagta Ee Xagaaga Halkaasi oo Ciyaartii ugu Horaysay lagu bilaabey labada kooxood ee kala ah TELECOM IYO NATIONLINK . Ciyaartan oo aad u xiiso badanayd ayaa waxa ka soo qayb galay dad weyna aad u faro badan , iyo Suxufiyiin ka socda websaydda Magaalada. Ciyaartan [...]

10:21 am | Posted in Adal & World Sports,Latest Stories & News,featured | Read More »

Recently Commented

  • ahmed nuur: waa runta walaal oo snm ma dhafi jirin hargaysa iyo sheekh marka ay dheerayso waxay tagijirin burco...
  • koshin uk: congratulation abwaan budin hanbalyo markalee abwaan waxaan aad aan uga helay xaqiiqdii eray suugaaneedka...
  • Mohamoud A. Mohammed: waa wax lala yaabo! waana daandaasi cad iyo duqayn kale oo lola danleeyahay dareenka dadweynaha...
  • xaashi: dssd
  • hassan: SNM WAXAA SHEGAY PROF. ABDI ISMAIL SAMATAR WUXU YIRI SNM,WAA BURCADBEDA IYO SILANYO KKKKKK