BOON NEWS ONLINE
Dumarka Reer Awdal Ee Dagan Wadanka Austrelia Oo Ciidsiiyay In Kabadan 50 Caruur Agoomo Iyo Danyar Iskugu Jirta
Borama(Boonnews) Jaalyada Dumarka ee reerAwdal ee kudhaqan cariga Austrelia Ee magaalada Nelbunrg ayaa waxa ay ugu deeqeen caruur ka badan 50 iskugu jira Agoomo iyo danayar , usoo diray dharkii ciida waxana ay usoomariyeen Sheekh Baladka Magaalada Sh.A/laahi Sh. Ali Jawhar iyada oo ay lacagta ay soo direen cadadkeedu dhanayd 1240 $
Xafladan gudoonsiinta ooka dhacday masjidka Wayn ee Masjidul Jaamaca Qadiimi
halkan ka daawo sida ay udhacday xafladii iyo gudoonsiintii
Wariye:-
Omer Albashiir
Borama
Boonnews.net
Dhageyso Waraysi aanu la Yeelanay Wariye Cali Ismaciil Aare Maxaase uu Ka Yidhi Dacwada Caafi u Haysto + Video
Dhageyso Waraysi aanu la Yeelanay Wariye Cali Ismaciil Aare Maxaase uu Ka Yidhi Dacwada Caafi u Haysto + Video
hoos ka daawo
Boonnews Borama Office
Isu duwaha Wasaarada Warfaafinta Gobolka Awdal ahna Wariyaha Tvga Qaranka ahna Wariyaha Radio Hargaysa Oo Waxba Kamjiraan Ku Tilmaamay Wakaalada Wararka Qaranka ee SOLNA
Borama(Boonnews)Isuduwaha wasaarada warfaafinta gobolka awdal ayaa waxba kamajraan ku tilmaamay wakaalada wararka qaranka ee SOLNA kadib markii uu dacwad baladhan u gudbiyay saldhiga dhexe ee magaalada Boorama halkaasi oo ay xafiiltan baladhani ku dhexmaray labada wariye ee ka kala hawlgala wakaadalada qaranka ee Somaliland Tv iyo wakaalada qaranka ee SOLNA kalana ah wariye Abokjor Xasan Caafi iyo wariye Cali Ismaciil Aare   islamar ahaantaasina aha isu duwaha wasaaradwarfaafinta ee gobolka Awdal
Muran aad u aloosan oo dhexmaray labada wariye ee dacwaysane Cali Ismaaciil Aare iyo dacwad wade Abokor Xasan Caafi ayaa kadhacday xaruntunta saldhiga dhexe ee magaalada boorama taasi oo uu midwala baaba soo badhigay waxa uu isu difaacayo dacwaysane cali iyo dacwad wade caafi taliyaha saldhiga dhexena uqabtay inuu kukeensado mudo laba cisho ah cadaynta ah in uu ka hawlgalo wakaalada wararka qaranka ee lagu tilmaamay mid aan waxba kajirin amaba uusan ahayn mid ka hawlgala wakaaladaasi
Sidoo kale waxaa uu ahaa wariye abokor xasan caafi isuduwaha wasaarada warfaafinta ee gobolka awdal ahan wariyaha uga soo warama gobolada awdal iyo salal una bartay sida loogu shaqeeyo
Waxaa kale oo jira wararsheegaya in dhamaanba isu duwayaasha gobolada dalka oodhami la sigu yeedhay waxaana uu iisheegay wariye cali in looga yeedhay saldhiga dhexe eemagaalada isaga oo ah dacwaysane beenaale dacwad aduhuna donayay inlootaxaabo xabsiga wariye cali ismaaciil balse waa ay suuro gali wayday midaasi
Mudadii ay ku moransanaayeen gudaha saldhiga ayaa uu lahadlay qaybo kamid ah masuuliyiinta oo uu kacodsaday wariye cali inay kafirdaamiyaan xayndaabka loo soomaleegay ee uu galay isaga oo aan waxba ka ogayn arinkasi waxaanu uga mahad celiyaya taliyaha saldhiga sida qiimaha badan ee uu ugu garqaaday abada wriye ee uu ukal furtay
Mar aan wax ka waydiiyay wariye cali ismaaciil sida aywax udhaceen iyo mudada uu joogay saldhiga ayaa waxaa uu ii xaqiijiyay in aan horta lootaxaabin xabsiga iyo inaan waliba laga qadin xoriyadiisii lana qadariyay balse ay tahay dacwad utaala isaga loona baahan yahay inuu isa soocadeeyo iyada oo uu aqoonsan waayay isuduwaha wasaaradwarfaafinta gobolka awal warqada aqoonsiga ee wakaalada wararka e SOLNA kuna tilmaamay mid gaar looleeyahay kaasi oo uu uga digay mulkiilaha iska lehna agasimaha wakaalada wararka ee lagu magacaabo c/lahi wayab waxaakale oo uu intasi ku daray wariye cali ismaaciil in hadii wakaalada wararku ee SOLNA ay noqon waydo warbaahint dawladeed oo sharci ah isna caafi tiisa waxba kama jiraan
hadaba mar aan la xidhiihdhay agaasimaha c/lahi wayab waxaa uu ii xaqiijiyay inuu yahay wariye cali ismaaciil aarae saxafi ka hawlgala wakaalada wararka ee SOLNA waxakale waa markii ugu horaysay ee uu banaanka ugu baxo muranka saxfiyiinta reer awdal isudhaca dhexmaraa ama uu gaadho heer ciidan amaba la isa soo dacweeyo
Boonnews Desk
Halkan Ka Daawo Cabdi Suldaan Kaadiye (Khasnajiga Xisbiga UDUB ee G/Awdal), oo Ka Hadlaya Xadhiga Sharciga Baalmarsan ee Lagula Kacay Qaar Ka Mid ah Masuuliinta Xisbiga.
Halkan Ka Daawo Cabdi Suldaan Kaadiye (Khasnajiga Xisbiga UDUB ee G/Awdal), oo Ka Hadlaya Xadhiga Sharciga Baalmarsan ee Lagula Kacay Qaar Ka Mid ah Masuuliinta Xisbiga.
<object width="640" height="385"><param name="movie" value="http://www.youtube.com/v/r29DrYRwPwg&color1=0xb1b1b1&color2=0xd0d0d0&hl=en_US&feature=player_embedded&fs=1"></param><param name="allowFullScreen" value="true"></param><param name="allowScriptAccess" value="always"></param><embed src="http://www.youtube.com/v/r29DrYRwPwg&color1=0xb1b1b1&color2=0xd0d0d0&hl=en_US&feature=player_embedded&fs=1" type="application/x-shockwave-flash" allowfullscreen="true" allowScriptAccess="always" width="640" height="385"></embed></object>
Gudoomiyaha Degmada Boon oo Sheegay Bililiqo Dhulka Danta Guud ah oo Caqabad ku Noqotay Maamulka Degmadaasi .
Boon(Boonnews)Gudoomihaya degmada boon ee gobolka selel raage aw cismaan wabari oo oo saaka noogu waramay xarunta gobolka awdal  dhul boob baahsan oo ka jira degmada boon kuwaasi oo ay ku kacayaan dad iyagu dano gaar ah leh kuwaas oo ka faaidaystay xiligii kla guurka ee aynu ka soo gudubnay isla markaana si sharci darro ah dhul loogu talo galay kaydka biyaha ee degmada boon taas oo mudooyinkan dambe hagardaamo ku noqotay habsami usocodka hawlaha maamulka dawliga ah ee degmadaasi dadkan falalkan nuucan ah ku dhaqmaya ayaa iyagu ah kuwo aaminsan an aan cidna wax ka qaadi karin aragtidan oo kasoo duxaysa fikradaha khaladka ah ee ay dadka qaar ku naaloonayeen mudooyinkii ololaha doorashooyinku socdeen in ay xisbigoodu hadii uu guulaysto ay wax kastaaba u hir gali doonaan .
waxana hormuud u ah dadkaas ibraahin c/laahi suubane(irije) iyo saleebaan xaaji muxumed allaale ,oo ahaa taageerayaasha xisbiga kulmiye .
hadaba dhacdadan ayaa suurto galnimadeeda ay ka mid yihiin saldhig booliis iyo ciidan nabad galyo oo ilaa hada aan jirin , sidaas daraadeed waxaan xukuumada cusub ugu baaqaynaa in ay ta;laano sharciga waafaqsan ka qaado dadka danaha gaarka ku duminaya danta qaranka si looga hor tago wax kasta oo keeni kara falal nabad galyo darro iyo in lagu dhiirado dhul boobka danta guud .
Boonnews Desk
Borama
Roobab Khasaare Gaystay Oo Ka Da’ay Degmada Lughaya
Lughaya(Boonnews) Roobab xoogan oo ka da’ay maalmihii u danbeeyay deegaanada ay ka tirsantahay degmada lughaya ,kuwaas oo gaystay khasaare ba’an oo maal leh iyo guryaba leh ,
dadka ku wax yeeloobay roobabkaasi oo looga gurmaday magaalada boorama ayaa waxaa ka mid ahaa masuuliyiintii gaadhay halkaasi Badhe saabka Gobolka Awdal ,Taliyaha Qaybta , Xooghayaha dawlada Hoose ,
Wariye:-
Omer Bashiir
Boonnews
Borama
Ciidanka Booliska Ee G/Awdal Oo Xabsiga U Taxaabay Xildhibaano Ka Tirsan Dawlada Ku Meel Gaadhka ah
Borama(Boonnews) Hawl gal ay fuliyeen ciidan Booliska ee degmada Borama ayaa waxaa saaka abaaro 8:00  subaxnimo ka kaxeeyeen Guryahooda  labo masuul oo ka tirsan xildhibaanada  dawlada ku meel gaadhka ah ee Somalia , kuwaas oo kala ah Xildhibaan Cabdoo Shoodhe iyo Xil Wehel oo ilaa in mudo ah ku sugnaa magaalada Borama ,
Xadhiganxildhibaanadan  oo ilaa hada aan la ogayn sobobta keentay ,balse wararka qaar ay sheegayaan in tan iyo maalintii ay yimideen masuuliyiintaasi  ay dabagal ku hayeen ciidanka sirdoonka qaranka ee Gobolka Awdal ,inkastoo ay jiraan xildhibaano dhigooda ah oo ka soo jeeda dawlada ku meel gaadhka ah ay ku suganyihiin Jamahuuriyada Somaliland , balse ilaa hada aanay caday sobobta keenatay  in xildhibaanadan  xabsiga loo taxaabo ,
Si kastiba ha ahaatee guud ahaan jamhuuriyada Somalialnd aya had iyo jeer waxaa yimaada xildhibaano ka tirsan dawlada ku meel gaadhka ah kuwaas oo aan mutaysan xadhig iyo ciqaabtoona ,
Isku soo wada duuboo maamulka goboka Awdal ayaa ilaa hada wax wara ka soo saarin xadhiga xildhibaanadan ,
Boonnews  Desk
Borama
Alif kaa Qaldamaa Al-Baqruu ku Dhibaa Masuul aan jirin Oo Magacawdaa Maamulkaaguu Dhibaa.
Waxaan salaamayaa dhamaan umada muslinka gaar ahaan umuda soomaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaanan leeyahay RAMADAAN KARIIM.
Guud ahaan Somaliland waxaa ka dhacay Codbixin lagu dooranayo Madaxweyne  iyo kuxigeenkiisa kaas oo ay tartameen xisbiyo horay u tartamay ee UDUB, KULMIYE,UCID waxaana ku guulaystay Xisbiga kulmiye.
Waxaana la doortay Madaxweyne Ahxmed Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa C/raxmaan Saylici oo loo dhaariyey xafiisyadooda Bishii hore.
Hada waxay talada wadanka hayaana waa  mudo ka yar hal bil durba waxa fadeexadaha soo baxayaana waa kuwo aan horay loo arag ilaa 1993 gii .
Madaxweyne siilaanyo waxa uu magacaabay Chief of Cabinetka Madaxtooyada oo samaliland oo ah Jago aan horay uga jiray Somaliland isla markaana aan ku jiray Dastuurka Somaliland.
Haba magacaabee muxuu soo kordhiyey ?
waxaa loo magacaabay Chief of Cabinetka Madaxtooyada Xirsi Cali X.Xassan (Xirsi Gaab) kaas oo aan lahayn khibrad maamul haba yaratee.
Khibrad la’aantiisa waxaa ku cadaynaysa durba mudo bil ka yar khaladaadka uu galayo oo ay ka mid yihiin   in uu  toddobaakii ina dhaafay uu u  qoray Wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha qoraal uu ku amrayo qaybta Dhaqanka ee wasaarada loo magacaabay inuu ku wareejiyo wasaaradda Ganacsiga, qoraalkaas oo uu u cuskaday in sidaasi uu Madaxweynuhu Amray, hase yeeshee waxa uu warku sheegay wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo dhaqanku inuu ku gacan-saydhay Chief of cabinetka amarkiisaas taasoo sababtay in la iskula tago Madaxweynaha
warku waxa uu intaa ku daray Madaxweyne Siilaanyo inuu arrintaasi ka xumaaday isla markaana uu amar ku bixiyay inaanay suurtogal ahayn qoraalka uu xirsi wasiirka ku amray inuu wasiirka kale ku wareejiyo xilkiisa isla markaana ay tahay arin aanu isagu amrin ee uu xirsi iska samaystay.
dhanka kale shalay ayuu waxa uu shaqada ka joojiyey  Sadex Sargaal oo ka tirsan madaxtooyada kuwaas oo uu u istcimaal Qoraal Qaabka Dawladnimo ka baxsan ‘Eris” iyo waliba Mindi ama Tooray qofba sida uu u yaqaano in uu kaga soo saaray Madaxtooyada taas oo sharci ahaan aan meesha ku jirin, hadii la helo maxkamad cadaalad ahna uu ku mutaysan doono Cheif of Cabinetku Ciqaab culus.
isku soo wada duboo Somalidu waxay ku maahmaahdaa Alif kaa Qaldamaa Al-Baqruu ku dhibaa, Madaxweyne siilaanyo waxa uu magacaabay Chief of Cabinetka Madaxtooyada oo samaliland oo ah Jago aan horay uga jiray Somaliland isla markaana aan ku jiray Dastuurka Somaliland. taas oo ku noqon doonta cawaaqib xukun oo horjoogsan doona maamulkiisa.
Waa Qalinkii Abdiaziz Mohamed Elmi
Xaaji7777@hotmail.com
SAYLACI MAYAHAY NIN INABA SAMAYN KUYEELANKARA ISTARATIJIYADA AAY BUNI AXMEDKU KALEEYIHIIN GOBOLKA XEEBTA AH EE SALAL
inagoonan reeraynin amase aan ula kicin is riix riixii dhexdeena yaalay ee aan macno farabadan lahayn hadii aaynu VOX saaro saylaci mayahay nin inaba samayn kuyeelan kara istaratiijiyada siiranyo iyo inta uu hogaamiyaayi aay kaleeyihiin gobolka xeebta ah ee salal ?jawaabtu waa mid utaala akhristayaasha aay khusayso arintani balse hadii aan anigu qiyaasta rishtarka saaro saylaci mahin nin samaynkuyeelan kara dana gaarka ah ee aaykaleeyihiin buni ahmedku sababtoo ah waahubaal in aanan saylaci manta aanu kurbo kuhaynin siiranyo oo ah ninka utafa xaytay inuu soo nolooyo snm iyo kala qoqobnaantii reeraha wada daga gobolada wayooyi galbeed
marka laga yimaado habacsanaanta iyo hayiinimada kamuuqata saylaci oo noqday salaanka waqti xaadirkan lagu burburi rabo qalcadaha duuga ah ee horayba unaafaysnaa ee tariikhda bulshawaynta reer adel waxaa kale oo iyaduna muuqata arin dadbadan oo bulshada reer adel ahi sadaliyeen mudo kahor oo ah in aay soobaxidoonaan sidii horayba udhici jirtay madhanayaal badan oo duubka uxidha fulinta dana beesha dhexe iyo iyo tirtirsiinta sawir aan macno badan lahayn oo la inagu yaqaanay inaan usacabtuno waxaa hubaal ah inay manta kuwo badan oo inaga inaga mid ahi ku qanacsanyihiin qawsaar geel reerkale jiraa inuu kasoo jeedo raaskooda sidaa darteedna aay habi kuyihiin madama uu inan raaskooda ahi qawsaar uyahay beesha dhexe
waxaa iswaydiin mudan majiraa shaqsi aay kadaacad tahay in danta bulshadiisu istaagtaa ? marka loo fiirsado ficilada iyo sansaanka aaynu ula jaanqadayno dhacdo kasta oo lasoo darista bulshadeena waxaa marag madoon ah in su,aasha ah ma inagu jiraa nin aay dacad katahay inuu guntiga dhiisha isagadhigo si uu utoosiyo danaha bulshada reer adel su,aasha iyadaha mugdibaa kujira jawaabkeeguna waxuu u muuqdaa maya inaguma jiro sabab too ah dhamanteen inagaa isu mashquulsan inagana isumaqan nin kastaa waxuu difaac uraadinayaa dhaliisha loo soo jeediyo qawsaarka kadhashay shalay rayaale oo reer adel dhabarka kajabiyay qarbaa difaacayay mantana saylaci oo ku qanacsan in guriwayn hargaysa laga dajiyo mushaara lasiiyo bartiisana fooxa uu ku shito qaarbaa hopy ku ah markaa ma dhadhawa mana muuqato sadaal qiraysa in aaynu gaarnay waqtigii aan heeryada madoow iyo habacsananta aynu dadka raacin lahayn waxaan odhan lahaa eebe wayne ha usoo saaro ina habar doobireed
by farhan adan warsame
adwarsam1@yahoo.com
kooxda Carwo-koshin Oo Cagta Marisay Kooxda Girma Sports Centre 4:1
Wariye:-
Omer Albashiir
Borama
Boonnews