Home » 6:11 pm Entries posted on “March, 2010”

Shirka Minnesota cidii danaha Awdal lexejeclo ka qabti ha ka qaybgasho ninwalba siduu wax u arkana ha ka dhexsheego. Laakiin waxba yaynaan iskugu iman waxbana yaynaan qabsan arin maaha

shirka

Number of View: 188Khatumada ha seegina Ragyahaw khayrka diidaayi Khalkhalkii abuurmina Tolkuu khaayis galiyaaye Hadaydaan khiyaamada kujirin Nala khilaaweeya Wax badan ayuu reer Awdal agoonimo la murugoonayay, agoonimadaa oo kaga timiday dhinaca siyaasada. Waxana hubaal ah in aan maanta dib ugu laabanay tariikh sheekadeeda  aan awoowyadayo iyo abayaashayo ka soo gaadhnay oo ahayd  in wakhti [...]

6:11 pm | Posted in Have your Say,Latest Stories & News | Read More »

BARLAMAANKA SOMALILAND WARAQA BADANA MA KA CIRAAQBAA

saleban dhiidhi

Number of View: 165marka hore waxan salan hawada u marinayaa saxafada ka caagan eexashada, ee codka dadwayna u siman, waxa igu kalifay maqaalkan markan arkay barlamaan ilaa malintii la doortay xasilin la miisaniyada qaranka kharashiisa ku baxa iyo waraqaa fara badan ee barlamankaasi  isticmalo maha mid la koobi karo wana arin layaab leh  barlaman qarash badan [...]

9:29 pm | Posted in Have your Say | Read More »

WAXAAN AAMINSANAHAY DANTA SOMALILAND IYO DANTA SAMAROON INAY DANTA SAMAROON HORAYSO

farxaan adan warsame

Number of View: 474waxaa wax aad loola yaabo ah inuu abtigay maxamuud cabdilaahi rooble yidhaahdo ajandaha shirka minisoota waxaa soo sameeyay dahirayaale oo codsaday in lagaga hadlin  waxaad waxaasna lagaga hadlo abti ma danta daahir rayaale ayaa tolku isugu imanayay mise danta beesha samaroon waa yaaaaaab samaroon waa lagu yaqaanay inay iyagu isu fiirsadaan ee [...]

7:45 pm | Posted in Have your Say,Latest Stories & News | Read More »

Minnesota Tol Convocation Will Go Ahead Next Week And It Will Neither Be Fruitless Nor Collapse Just Because Specific Group Of People Is Missing.

We can do it

Number of View: 143                   All praise belongs to The One. I will start with my pen welcoming this upcoming historic Tol-convocation of the great Samaroons in the city of minnesota within the next few days that will happen to change and save the future of Adal [...]

11:23 pm | Posted in Adal & World Sports | Read More »

LEADERSHIP BUILDING IN AN ERA OF UPHEAVALS: A TOL CONVOCATION ( April 1-3, 2010) Minneapolis/ St. Paul, MN Chair: Professor Hussein A. Warsame ( University of Calgary, Alberta, Canada)

awdalland

Number of View: 403 Maantaba malkaa inagu qummane, yaan la gees marine, Marka aanad hammon noloshu waa, mooyi dabadeede, Madhax ma laha aadmigu wuxuu, kuu mitamiyaaye, macaluul wax kaagama taraan, maal laguu guraye, midigtaadu waxay xoogsataa, maydha kaa jara e’ , Abdillahi Suldaan Maxamed ( Timacadde), 1971 In the mighty vortex of history, which inevitably [...]

1:06 pm | Posted in World News In English | Read More »

halkan ka dhegaso barnaamij ka hadlaya jaamacada camuud

sacadadiin3

Number of View: 260 dhageso barnaamij ka hadlaya jaamacad camuud

12:02 am | Posted in Adal & World Sports | Read More »

Waa Wareey: Waar Habar Xuseen, Ma Xeego Lagu Ciyaaraa?

waa-wareey

Number of View: 113   Kolba anagoo qabyaalad iyo qoraalada la xidhiidha,  rabna  Quraan  inaan iska saarno,   ayuunbaa hadana lanagu dirayaa, iyadba waa quduro Ilaahe. Waar nimanyahow waxaynu waayadan danbe la yaabnay, inaynu maqalno,  odayo kasoo jeeda beesha  Habar Xuseen (B/Celi)-MaxadCase-Samarroon ayaa la xidh-xidhay, odayo kasoo jeeda  isla beeshaasi ayaa taageeray xisbul hebel iyo xisbul hebel, odayo [...]

10:49 pm | Posted in Have your Say | Read More »

Shabakada Boon News Online waxa u suurto gashay in ay kuuso tabiso sawiro cusub oo ku saabsan magaalada Boon + Daawo

DSC00928

Number of View: 207  Shabakada Boon News Online waxa u suurto gashay in ay kuuso tabiso sawiro cusub oo ku saabsan magaalada Boon + Daawo

10:43 pm | Posted in Adal & World Sports | Read More »

Dugsiga sare ee Magaalada Boon

boon18

Number of View: 123Waxaa si rasmi ah albaabada loogu furay Taariiqdu markay aheyd 01/09/2008 waxaa Nasiib u yeeshay oo noqday Class kii u horeeyey F1 arday Tiradoodu dhantahay 21 arday kuwaasoo ka kooban 12 wiil iyo 9 gabdhood . Dugsiga sare ee boon Wuxuu U furay dad  ka reer boon Bog Cusub oo Hididiilo badan [...]

12:11 am | Posted in Uncategorized | Read More »

Dugsiga farsamda gacanta ee Magaalada Boon

hassan-giire-and-ado-team

Number of View: 111ADO HOLLAND ( Awdal Development Org ) waa urur samofaleed oo ka hawlgala Gobolka Awdal iyo Salal Xaruntiisuna tahay Magaalaada Amsterdam. Ururka ADO HOLLAND wuxuu horey uga qayb qaatay dhowr mashaariic oo laga fuliyay Gobollada Awdal iyo Salal, mashaariicdaas oo u badnaa dhismayaal ka koobnaa  dugsiyo ,xarumo caafimaad iwm. Iyadoo intaasna  barbar [...]

12:09 am | Posted in Condolence,Congratulations,Latest Stories & News | Read More »

Recently Commented

  • ahmed nuur: waa runta walaal oo snm ma dhafi jirin hargaysa iyo sheekh marka ay dheerayso waxay tagijirin burco...
  • koshin uk: congratulation abwaan budin hanbalyo markalee abwaan waxaan aad aan uga helay xaqiiqdii eray suugaaneedka...
  • Mohamoud A. Mohammed: waa wax lala yaabo! waana daandaasi cad iyo duqayn kale oo lola danleeyahay dareenka dadweynaha...
  • xaashi: dssd
  • hassan: SNM WAXAA SHEGAY PROF. ABDI ISMAIL SAMATAR WUXU YIRI SNM,WAA BURCADBEDA IYO SILANYO KKKKKK