Home » 3:44 pm
Entries posted on “April, 2010”

Number of View: 166 Anaga oo ah dadka magacdoodu hoos ku xusan tahay kana mid ah waxgaradka bulshada Tolka Samaroon ee ku nool dalka Imaaraadka Carabta waxan taageero buuxda siinayaan go’aamadii shirkii Tolka ee lagu qabtay magaalada Minneapolis, Minnesota, bisha Abriil 1-3, 2010. Waxan soo dhawaynaynaa go’aamada shirka ka soo baxay ee ku baaqay nabadda [...]
3:44 pm | Posted in Congratulations,Latest Stories & News | Read More »

Number of View: 457 “Wax la sugo warbaa ugu gaajo xun…Wax la helana war beenaad ayaa ugu bello badan!!!!!!!.” Waxaad moodaa in ay caado u noqotey qaar ka mid ah shabakadaha warka u soo gudbiya bahwaynta samaroon,iany ku caano maalaan Been abuurad aan sal lahayn. hadaba sidii markii horeba ay idin balan qaadey shabakada wararka [...]
10:55 pm | Posted in Adal & World Sports | Read More »

Number of View: 202Shabakada wararka ee somalilandeye oo maanta khadka telephoneka kula xidhiidhay Roda Ahmed Misaan ayaa noo xaqiijisay in gabi ahaan waxba ka jirin warar ay qoreen qaar ka tirsan shabakadaha reer awdal. waxa kale oo inta ay ku dartay in shirku udhacay si fiican oon abid loo qabanin shir soomaaliyeed, ayna kawada mabsuudeen [...]
12:12 am | Posted in Congratulations,Latest Stories & News | Read More »

Number of View: 323waxaan samayaa dhamaan bulshada kunool 3 gobol ee awdal salal iyo gabilay waxa kaloon samalayaa aqoonyahanka amase hormuudka bulshada 3 gobol ee awdal salal iyo gabilay ee isuguyimid shirka kadhacay minapolis ee dalka maraykanka bulshawaynta 3 gobol ee awdal salal iyo gabilay waxay ka dhirsugaysaa shirka aaykujiraan aqoonyahanka amase hormuudka 3 gobol [...]
12:50 am | Posted in Latest Stories & News | Read More »

Number of View: 192“The thing always happens that you really believe in and the belief in a thing makes it happen”. -Frank Lloyd Wright As I was reading one day the history of the formation of the Jewish state in the Palestinian land,little did I know that few people was about to change the world [...]
12:47 am | Posted in World News In English,featured | Read More »

Number of View: 361Waa Jawaab an ka celinayno heestii af-lagaadada iyo adyadda badheedhka ahayd, ee SAADO CALI WARSAME kula dul dhacday fannaankayaga caanka ah ee aynu aadka u jecelnahay CABDI SALAAM NUUR ALLAALE. Heestan oo wali qoraal ah, waxan rajaynaynaa in dhawaan la maqli doono codkeeda oo gabadh reer Somaliland ahi ku luuqayn doonto. Baydka [...]
12:45 am | Posted in Have your Say,Latest Stories & News | Read More »

Number of View: 281waxaan salamayaa bulshawayta awdal salal iyo gabilay ee gudaha iyo dibadaba waxa kale oon salamayaa aqoonyahanka ka danqaday bulshadooda dulman ee u istagay inay soo dhiciyaan xaqii aay umadani lahayd waxaan aad ugu faraxsanahay in maanta aqoonyahanka samaroon siciid aay isugu yimadaan minneapolis iyaga oo diyaar u ah inay kahowl galaan dagankii [...]
6:28 pm | Posted in Have your Say,Latest Stories & News | Read More »

Number of View: 272 Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti oo la sheegay inay si weyn ugu mashquulsan tahay qorsheyaal dhul-ballaadhsi oo ku doonayso in ay kula wareegto qaybo ka mid ah badda Somaliland, gaar ahaan xeebaha degaanka Saylac, ayaa la xaqiijiyey inay dhowaan qoraal arrintaas ku saabsan oo ay ku sheeganayso xeebaha galbeed ee Somaliland si qarsoodi [...]
7:07 pm | Posted in Congratulations,Latest Stories & News | Read More »