Home » 3:03 pm Entries posted on “July, 2010”

War Dag-dega Badhasaabkii Gobolka Awdal Oo is Casilay

images

Number of View: 81 Borama(Boonnews.net)Badhsaabkii gobolka Awdal Maxamuud Sh. Cabdilaahi Cige ayaa xilkii Badhsaabnimo iska casilay, sidan waxa uu Badhasaabku saxaafada u sheegay mar uu shir jaraaid ku qabtay galabta gurigiisa isla markaana uu saxaafada u faahfaahinayay sababaha uu isku casilay. Waxa uu yidhi badhasaabku waxana uu ku bilaabay Horta dalka tartan baa ka dhacay [...]

3:03 pm | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »

Daawo Mudaharaad kale oo Saaka ka dhacay Magaalada Boorama

100_5000

Number of View: 92

1:38 pm | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »

QODOXYALEY ( Abwaan Budin )

Budin

Number of View: 209Maansadan waxaa curiyay abwaan budin oo kala qayb galaya dareenka dadwaynaha Reer Borama ay ka muujiyeen xukuumad qaybsiga Siilaanyo waxana uu abwaanku yidhi sida tan: Waheey waa qaylo dhaan Qac iyo waa lama filaan Qisiyo waa tacab khasaar Qamuunyiyo waa wax daran Umuur weeyaan qalaad Qabruu galay maamulkii Dastuurkiiba qatalan Xilba iga [...]

7:54 pm | Posted in Boon Videos & Galleries,Have your Say,Music,Other News & Litereture & History,featured | Read More »

Dhageyso Codka Muharadayaashi Magaalada Boorama ee Saaka + Waraysi

DSC08222

Number of View: 228 Cabdicasiis Mohamed Cilmi iyo Abdinasir Cumar Cige oo ka mid aha mudaharadayaashi Magaalada Boorama ayaa cod dheer oo bila jixinjixa ku sheegay maray la hadlayeen Wariyaaha shabakada Boonnews u fadhiya Magaalada Boorama wariye Cumar Albashiir inay marnaba raali ka ahayn Xukuumada Silaanyo ee laan gadhaha ah waa siday hadalka u cabireene [...]

7:15 pm | Posted in Latest Stories & News,Other News & Litereture & History,featured | Read More »

Mudaharaad Xoogan Oo Saaka Ka Socda Magaalada Borama

100_4981

Number of View: 113Mudaharadayaashu waxay maantana sare ululayeen calanka astaanta u ahaa Awdalland taasi oo soo jiidatey indhaha dad badan oo wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba jooga . hoos ka daawo sawirada

8:48 am | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »

WALI DADKA REER AWDAL MAAYNAN GARAN XAQIIQDA JIRTA LAGAMANA HAYO WAXII KU HABOONAA SNM TA REERAYSAN

boorama

Number of View: 115waxaynu wada ognahay inuu siiraanyo xaqiijiyay oo uu cadeeyay malintii natiijada lagu dhawaaqay inuu uciildhicin doono waxii uu ku sheegay mujaahidiinta iyo beel uuseegay inay xaqa koobaad uleedahay somaliland dheefteeda waa sida uu hadalka udhigaye markaa manta sawaxanka kadhacay galbeedka somaliland mamid aay beesha samaroon iyadu is maqashiinaysaa mise waa mid aay [...]

6:56 am | Posted in Have your Say,featured | Read More »

Shucuurta Dadweynaha Magaalada Boorama Kadib Magacaabistii Wasiirada + Dhageysi

boorama

Number of View: 171Shucuurta Dadweynaha Magaalada Boorama Kadib Magacaabistii Wasiirada + Dhageysi Cumar albashiir Borama office Boonnews.com

5:54 pm | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »

Magacyada Wasiirada Cusub Ee Dawlada Siilaanyo

War ded deg ah

Number of View: 160 Borama(Boon News) Wasiirada xukuumada madaxwayne  Silaanyo Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed C/laahi Omer Wasiirka Waxbarashada iyo tacllinta sare Samsam Cabdi Aadan Wasiieka Caafimaadka  Xuseen Muxumed Maxamuud Wasiirka Gaashaandhiga Axmed Cali Cadami Wasiirka Ganacsiga Warshadaha Iyo DalxiIska C/rasaaq Khaliif Axmed Wasarada Xanaanada Xoolaha  Deegaanka iyo Reer Miyiga  Axmed Xaashi Oday Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta [...]

9:32 am | Posted in Latest Stories & News,featured | Read More »

Baaq:Beelaha Jibriilyoonis Ee UK Oo Baaq Iyo Talootin U Diraya Haldoorka Gobolka Awdal Gaar Ahaan Cabdiraxmaan Awcali Farax.

cabdiraxmaan-aw-cali-tolaawe

Number of View: 103 Bismilaahi Raxmaani Raxiim Asalaamu Calaykum Warxamatulaahi Wabarakaatuhu Marka hore ilaaha ina abuuray ee inaga dhigay muslim ayaa mahad leh waxanan ilaahay ka baryaynaa in uu markasta talada wanaagsan meesha ay ku jirto inagu hagaajo ilayn isaga maahee majirto cid kale oo ogaalkeeda leh meesha khayrku yaalee. Waxa kale Oo Haboon in [...]

9:58 am | Posted in Have your Say,featured | Read More »

Hanbalyo Dhalasho Farxad leh: Ridwaan Samaron Rooble

boy

Number of View: 86 HANBALYO DHALASHO DHALASHO FARXADLEH, WAXANU HAWADA U MARINAYNAA QORAAGA IYO SAXAFIGA CAANKA AH EE SAMAROON ROOBLE XASAN IYO XASKIISA RAXMA CABDI CABDILAAHI OO WIIL UGU DHASHAY WADANKA UK EE CARIGA INGIRIISKA GARHAAN MAGALADA LONDON, WIILKAAS OO LOO BIXIYAY RIDWAAN SAMAROON ROOBLE HADABA DADKAN HOOS KU XUSAN WAXAY HAWADA U MARINAYAAN QORAAGA [...]

9:11 pm | Posted in Congratulations,Latest Stories & News,featured | Read More »

Recently Commented

  • ahmed nuur: waa runta walaal oo snm ma dhafi jirin hargaysa iyo sheekh marka ay dheerayso waxay tagijirin burco...
  • koshin uk: congratulation abwaan budin hanbalyo markalee abwaan waxaan aad aan uga helay xaqiiqdii eray suugaaneedka...
  • Mohamoud A. Mohammed: waa wax lala yaabo! waana daandaasi cad iyo duqayn kale oo lola danleeyahay dareenka dadweynaha...
  • xaashi: dssd
  • hassan: SNM WAXAA SHEGAY PROF. ABDI ISMAIL SAMATAR WUXU YIRI SNM,WAA BURCADBEDA IYO SILANYO KKKKKK