Magacyada Wasiirada Cusub Ee Dawlada Siilaanyo
Number of View: 161
Borama(Boon News) Wasiirada xukuumada madaxwayne Silaanyo
- Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed C/laahi Omer
- Wasiirka Waxbarashada iyo tacllinta sare Samsam Cabdi Aadan
- Wasiieka Caafimaadka Xuseen Muxumed Maxamuud
- Wasiirka Gaashaandhiga Axmed Cali Cadami
- Wasiirka Ganacsiga Warshadaha Iyo DalxiIska C/rasaaq Khaliif Axmed
- Wasarada Xanaanada Xoolaha Deegaanka iyo Reer Miyiga Axmed Xaashi Oday
- Wasiirka Boosaha Iyo Isgaadhsiinta C/rasaaq Ibraahim Maxamed
- Wasiirka Wasarada Cadaalada Iyo Garsoorka Ismaaciil Muumin Aare
- Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Khallil C/laahi Axmed
10. Wasiirka Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac
11. Wasiirka Wasarada Kaluumaysiga Khayraadka Bada iyo Maamulka Dekadaha Dr. Maxamed Yaasin Cumar
12. Wasiirka Wasaarada Macdanta , Biyaha Iyo Tamarata Dr. Xusseen Cabdi Ducaale
13. Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhaqanka Maxamed Xaashi Maddar
14. Wasiirka Wasaarada Beeraha Pro. Faarax Cilmi Maxamuud
15. Wasiirka Wasarada Duulista Iyo Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi
16. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta C/laahi Jaamac Cismaan Geel jire
17. Wasiirka Arimaha Gudaha Dr, Maxamed Cabdi Gaboose (Dr.gaboose)
18. Wasaarada Maaliyada Eng Maxamed Xaashi Cilmi
19. Wasiirka wasaarada Qurshaynta Sacad Cali Shire
Wasiir ku Xigeenada Wasaaradaha
Wasiir ku xigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare
Cali Xaamud Jibriil
Wasiir ku Xigeenka Arimaha Dibada
Maxamed Yoonis Cawaale
Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Arimaha Gudaha
Cismaan Garaad Soofe
Wasiir ku Xigeen Hawlaha Guud Iyo Gaadiidka
Cali Cabdi Saaiq
Wasiir ku xigeenka Maaliyada
Warsame Siciid Cabdi
Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka
Wariye:-
Omer Albashiir
Boonnews Borama
Short URL: http://www.boonnews.net/?p=1049