|

Dhageyso Codka Muharadayaashi Magaalada Boorama ee Saaka + Waraysi

Number of View: 229


Cabdicasiis Mohamed Cilmi iyo Abdinasir Cumar Cige oo ka mid aha mudaharadayaashi Magaalada Boorama ayaa cod dheer oo bila jixinjixa ku sheegay maray la hadlayeen Wariyaaha shabakada Boonnews u fadhiya Magaalada Boorama wariye Cumar Albashiir inay marnaba raali ka ahayn Xukuumada Silaanyo ee laan gadhaha ah waa siday hadalka u cabireene kana xigaan maamul goboleed u gaara ah awdal iyo salal kaasi oo sareba ay u hayeen Calankisi.

fadlan hoos ka dhageyso hana ilaawin in fikirkaada ka dhiibato
cumar albashiir
borama boonnews
mudaharaadkii boorama ee july 2010

Short URL: http://www.boonnews.net/?p=1086

Posted by Boon News Online on July 30 2010. Filed under Latest Stories & News, Other News & Litereture & History, featured. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

4 Comments for “Dhageyso Codka Muharadayaashi Magaalada Boorama ee Saaka + Waraysi”

  1. soomaaliland nabad iyo wanaag baa lagu noolaa ilaa haatan, waxay ila tahay siilaanyo inuu dhibaatooyin badan, colaad, xasilooni daro, ukeeni doono shicibka oomaaliland. Sababtoo ah weligiiba dagaal, dhib iyo wareer ayuu ku noolaa.waxay ila tahay waa [irresponsible].shicibka soomaaliland ha noolaato.

  2. Awelba magaalo yaroo xukunkii milateriga uu dhoodhoobay bayd ahayd.

  3. reer awdal walaal hada laga bilaabo wey isku filanhiyiin beelaha isaaqna ha laga digoroto. waar hunguri weynaa ma jeer baa.

  4. waar reer awdal waa dad og waxa uu yahay Silaanyo iyo SNM anagu waa dad dagaal dalka waa burburinayaan waana kala qoqobayaan ee reer Awdal Ha tashadaan oo ha iska daayaan kala qaad-qaadka ee cadawgoodu ka faaiidaysanaayo

Leave a Reply

Recently Commented

  • ahmed nuur: waa runta walaal oo snm ma dhafi jirin hargaysa iyo sheekh marka ay dheerayso waxay tagijirin burco...
  • koshin uk: congratulation abwaan budin hanbalyo markalee abwaan waxaan aad aan uga helay xaqiiqdii eray suugaaneedka...
  • Mohamoud A. Mohammed: waa wax lala yaabo! waana daandaasi cad iyo duqayn kale oo lola danleeyahay dareenka dadweynaha...
  • xaashi: dssd
  • hassan: SNM WAXAA SHEGAY PROF. ABDI ISMAIL SAMATAR WUXU YIRI SNM,WAA BURCADBEDA IYO SILANYO KKKKKK